18 Soomaali tahriib ah oo ku dhintay Libya.

Published on December 28, 2012 by   ·   No Comments


Tahriib ku dhimatay

Sideed iyo toban Soomaali tahriib ah ayaa dhintay, in ka badan labaatanna waa ay ku dhaawacmeen meel u dhaw magaalada Misrata ee dalka Libya kadib markii baabuur ay ku safrayeen uu la qalibmay.

Danjiraha Soomaaliya u jooga dalka Libya, Cabdiqani Maxamed Waceys, ayaa  sheegay in baabuurka ay dadkaasi Soomaalida ku safrayeen ay sidoo kale saarneyd shamiinto.

Gaariga, ayaa waxa uu waday ilaa 120 Soomaali tahriib ah oo u socday xeebaha dalka Libya, si ay halkaasi uga sii tahriibaan qaaradda Yurub.
Sanad walba tobannaan kun oo Afrikaan tabriih ah ayaa u safra dalka Libya iyo dalalka kale ee ku yaal waqooyiga Afrika, iyaga oo rajeynaya inay ka gudbaan badda si ay u gaaran Yurub.


Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
WordPress Blog