Abdihakin Br oo tacsi u diray eheladii Marshaale.

Majaajileystaha Caanka ah ee Abdihakin BR ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka tagay Jilaagi Marshaale ilaahay ha u naxaiistee .

Cabdihakin BR ayaa  sheegay in uu aad uga naxay dilkii loo geeystay marxuum marshaale.

HALKAN HOOSE KA DAAWO HADALADIISII .



Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post