DAAWO VIDEO: Dad la Gubay iyagoo Nool. Ha daawan hadaad calool jilicsantahay.


Video Gan waxaa laga soo duubay wadanka Kenya tuulo ku taal , dadkan la gubayo ayaa waxaa lagu eedeeyey in ay yihiin sixiroole yaal .

Dadka sixiroole yaasha ayaa waxaa wadamada africa lagu eedeeyaa in ay ka dambeeyaan dhibaatooyinka ka dhaca tuulooyinka , dhimasho , abaar iyo dad waasha ayaa dadkan la sheega in ay ka dambeeyeen.


Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post