DHAGEEYSO:Axmed Madoobe: Maammulka lixda gobol ee Baydhabo "waa riyo"

Axmed-Madoobe1 Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba, Axmed Maxamed Madoobe ayaa ka hadlay maamul lagu magacdaray Koonfur Galbeed kana kooban lix gobol oo todobaadkii hore looga dhawaaqay magaalada Baydhabo.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in maamulka lixda gobo lee looga dhawaaqay uu yahay wax iska riyo isla markaana aan waaqaca ku saleynayn.

“Maamulkaas lixda gobol waa mid riyo ah oo aan suura galeyn, sida lagu taliyay inay isu raacaan ayaa fiican ee saddexda gobol ah” ayuu yiri Axmed MAdoobe oo la hadlay BBC.
[ca_audio url_mp3=”http://www.faafiye.com/wp-content/uploads/2014/03/madoobeinterviewsedited_140307_jubbooyinka_baydhabo_au_bb.mp3″ url_ogg=”” align=”center”]

Share this post

Post Comment