Home.Warka

12 qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay waddo isku xirta Nakuru iyo Eldoret.

Like Tweet Pin it Share Share Email

Nakuru eldoret accident

12 qof oo toddobo ay ahaayeen hal qoys ayaa ku dhimatay, dhowr kalena waa ay ku dhaawantay shil gaari oo ka dhacay waddada isku xirta magaaloyinka Nakuru iyo Eldoret ee dalka Kenya.

Shilka  ayaa ka dhashay gaari weyn oo goostay fariinka, kaddibna ku dhacay laba gaari oo midkood yahay gaadiidka dadweynaha.

Toddobo qof oo saarnaa gaariga dadweynaha iyo shan qof oo la socday gaariga weyn ee xammuulka ah ayaa isla goobta ku dhintay iyadoo dadkii dhaawacmay loola cararay isbitaallo ku yaala magaalada Nukuru ee gobolka Rift Valley ee dalka Kenya.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *