Home.Warka

Dhageyso: Hogaanka Al-Shabaab Godane Oo Baaq Ujeediyay Shacabka Soomaalida.

Like Tweet Pin it Share Share Email

Abu zubeyr

Hoggaamiyaha Xarakada Shabaab   Mukhtaar Abuu Zubeyr ayaa ka hadlay arrimo muhiim ah oo ku saabsan dalka Soomaaliya.

Idaacadda  Andalus ee ku hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa baahisay
Kalimadda Abuu Zubeyr oo diiradda saareysa duullaanka Xabashida Itoobiya iyo shisheeyaha kale ay kusoo qaadeen Soomaaliya.

Abuu Zubeyr ayaa si gaar ah ula hadlay mujaahidiinta,qabaa’ilada Soomaaliyeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada wuxuuna ugu baaqay in ay ka dhiidhiyaan dagaalka ay kula jiraan shisheeyaha Soomaaliya kusoo duulay.

[ca_audio url_mp3=”http://www.faafiye.com/wp-content/uploads/2014/03/Kalmad-Sheekh-Abu-Zubeyr.lite_.mp3″ url_ogg=”” align=”center”]

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *