Dhegayso: Feysal Cali Waraabe: Booqashadii C/wali Gaas ee Jig-jiga waa DURBAAN QABIIL.

faysal-waraabe-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland UCID, Feysal Cali Waraabe oo ku sugan Nairobi, ayaa weerar ku qaaday madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo dhawaan booqasho ku tagay magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deeganka Soomaalida Ethiopia.

Wuxuu sheegay booqashada uu ku tagay Jigjiga in ay la xiriirto durbaan qabiil oo uu doonayo in uu ka hirgaliyo laga billaabi Garoowe, Wardheer ilaa iyo Kismaayo.[ca_audio url_mp3=”http://www.faafiye.com/wp-content/uploads/2014/03/faysal-waraabe-dhegayso.mp3″ url_ogg=”” align=”center”]

Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post