Home.Warka

Video:Guryaha islaameed ee lagu jiro in dadka laga saaro waxaa laga bilaabaa "HABARGIDIR & ABGAAL.

Like Tweet Pin it Share Share Email

Guddoomiyaha cusub ee gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Gen Xasan Maxamed Xuseen (Muun-Gaab) ayaa sheegay in uu maamulkiisa uu wax weyn ka qaban doono is-qabqabsiga la xiriir arrimaha guryaha ee ka dhaca magaalada Muqdisho.

Wuxu sheegay in aaney dhici doonin muwaadin Soomaali ah oo gurrigiisa xoog lagu heesto.

 

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *