Home.Warka

Xuddur oo xasilloon kaddib ka bixitaankii Al-Shabaab.

Like Tweet Pin it Share Share Email

image

Guddoomiyaha degmada Xuddur Maxamed Macallin Axmed oo ku sugan Muqdisho ayaa Bar-kulan u sheegay in ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ay gacanta ku hayaan ammaanka magaalada.

Maxamed ayaa ka dayriyay xaaladda nolosha ee magaalada, wuxuuna ka codsaday dowladda federaalka iyo hay’adaha samafalka inay gargaar deg-deg ah geeyaan magaalada.

Ciidamada huwanta ah ayaa la wareegay Xuddur iyadoo uusan dhicin wax dagaal ah maadaama maleeshiyada Al-Shabaab ayaa isaga carartay halkaas kaddib markii ay ka war heshay in lagu soo wajahan yahay magaalada.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *