Home.Warka

44 Qof oo Hargeysa Lagu Aasay “Xasuuqii 1988″+ Sawiro

Like Tweet Pin it Share Share Email

image

Magaalada Hargeysa waxaa aas wadareed loo sameeyey 44 qof ah kuwii lagu xasuuqay gobolada waqooyi xili ay jirtay dalwadii Maxamed Siyaad Bare.

44-ka qof ee maanta la helay raqdooda waxaa baadhay oo soo faqay guddi gaara oo ka madax banaan labada dhinaca, waxaana maanta aaska loo sameeyey ka soo qayb galay masuuliyiin kala duwan oo ka socday xukumada Somaliland iyo goob joogayaal kale.

sawirada hoose ayaa muujinaaya qaabka loo helay 44 qof ee maanta la aasay.

image

image

image

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *