Dhageeyso: Dardaarankii Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec oo Ka Dardaarmay in lagu aaso Magaalooyinka Berbera ama Muqdisho.

maxamed-saleebaan-tubeec-2

Allaha u Naxariiste Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec ayaa sida uu wiil uu dhalay sheegay ka dardaarmay hadii tiisa timaado in lagu aaso Magaalada Berbera oo ah Magaaladii uu ku dhashay  hadii ay taas suurto gali weeydo wuxuu codsaday Magaalada Muqdisho.

Mustafe Maxamed Saleeban ayaa sheegay in ay ku tala Jiraan sidii loo geeyn lahaa Marxuumka Wadanka Soomaliya .

[ca_audio url_mp3=”http://www.faafiye.com/wp-content/uploads/2014/03/Fanaanka-Maxamed-Suleebaan-oo-geeriyooday-BBC-Somali-Warar.mp3″ url_ogg=”” align=”center”]

maxamed-saleebaan-tubeec-3
Mustafe Maxamed Saleeban.

Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post