HomeHeadlines .

Gabar Hindi ah oo Gar oo dhibaato kala kulantay balse diiday in ay xiirto.

Like Tweet Pin it Share Share Email

Bearded-Lady-3154542

Harnaam Kaur waa gabar 23 jir ah oo leh Garka ragga mid la mid waxay sheegtay in inkastoo ay dhibaato kaga timid dadka marka ay arkaan garkeeda hadana aaney xiireynin ayna ku faraxsan tahay.

Garku wuxuu ka soo baxay iyada oo 11 jir ah ka dibna xaad iyo yimo ayey ku yeelatay xabadka iyo gacmaha.

 Waddooyinka iyo dugsigii ayey dadku ku dhibaateeyaan oo hadlo xun xun ku dhahaan

 Mararka qaarna waxaa looga hanjabaa internet-ka laakiin wey diiday in ay xiirto garka iyo timaha kale markii ay noqotay qowmiyadda Shikha ayeyna ku sii adkeysatay.

 Caalamadihii dumarnimo ee kale oo dhan wey dhan wey leedahay

Harnaam-Kaur-3154531

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *