Nin shuminaayo Maska halista badan ee Cobra: DAAWO VIDEO CAJIIB.

Snake Charmer Kisses King Cobra

22 jir u dhashay dalka Thailand ayaa si cabsi la´aan ah usoo bandhigay arin cajiib ah, xili lagu guda jiray bandhiga show ka dhacay dalka Thailand, kadib markii uu shumiyay boqorka masaska Cobra-ha loo yaqaan ee halista badan.

Wiilkani dhalinyarada ah ayaa si deganaansho ay ku jirto u shumiyay Maskan Cobraha ah ee ugu halista badan xayawaanada duurgalka ah, isagoo inta uusan shumin ciyaarsiiyay.

Hase ahaatee dadka qaarkii ayaa qaba in ninkani uu adeegsanayay Sixir, halka qaar kale ay ku tilmaameen waxyaaabo indha sarcaad ah.




Share this post

Post Comment