Home.Warka

Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Hoteel Makka Al Mukarama.

Like Tweet Pin it Share Share Email

Breaking-News

Qarax Xoogan ayaa laga maqlay wadada Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho oo ammaankeeda aad loo adkeeyo islamarkaana ay isticmaalaan gaadiidka madaxda Dowlada Federaalka.

Goob Joogayaal ayaa sheegay in qaraxu uu ka dhacay dhanka Hoteelka Makka Al Mukarama oo ay munaasabadaha gaarka ah ku qabsadaan madaxda DF-ka balse lama sheegi karo cidda sida gaarka ah loola beegsaday qaraxii maanta.


Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *