Home.Warka

Sawiro: Fanaanada Farxiya Kabayare oo Muqdisho Ka Degtay

Like Tweet Pin it Share Share Email

kabayare_Muqdisho.jpg 2

Fanaanada caanka ah ee Farxiya Kabayare ayaa maanta ka degtay  garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde magaalada Muqdisho, si wanaagsan ayaana waxaa halkaas ugu soo dhoweeyay qeybaha kala duwan ee fanaaniinta.

Farxiya Kabayre oo 12-sano ka maqneed dalka, ayaa marki ay diyaarada kasoo degatay waxa ay dhunkatay ciida dhulkeeda hooyo, eyadoo sheegtay iney aad ugu faraxsantahay in mar kale ay dib ugu soo laabato dalkeeda.

Sidoo kale fanaanadu waxa ay sheegtay in 20-ka bishaan March ay qaban doono bandhig xafladeed balaaran oo ay ugu talo gashay bulshada soomaaliyeed.

kabayare_Muqdisho.jpg 3

kabayare_Muqdisho

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *