Xog dheeri ah oo kasoo baxeysa qaabkii loo dilay Osama.

An undated recent file picture shows Osama Bin Lad

Ilo xog ogaal ah oo katirsan kooxdii fulisay dilkii Osama Bin Laden, ayaa sheegay in Osama ay An undated recent file picture shows Osama Bin Ladku dhacday ilaa 100 Xabo oo Rasaas ah.

Warar sir ah oo laga helay kooxdaan fulisay weerarkaas, ayaa sheegaya in Osama Xabadaha badan ee lala dhacay ay sababtay in la qariyo meydkiisa ama sawiradiisa.

Labo kamid ah ciidamadii Howlgalkaas fuliyay, ayaa xaqiijiyay in Osama dhowr rasaas lala dhacay, iyadoo mar walbana la hubinayay inuu dhintay, taas ayaana lagu sababeeyay in Mareeykanka Meydkiisa ay ku duugaan Badda.

Madaxweyne Obama iyo Maamulkiisa oo markii uu falka dhacayay ka daawanayay shaashadaha, ayaa go’aan ku gaaray in la qariyo meydka Osama, si aysan Al-qacida ugu adeegsan dicaayada ama aargudsasho u sameynin.

MCDZEDA EC017

osma1

Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post