Arooskii ugu yaabka badnaa oo Somali ay dhigato, 14 lamaane hal Goob.

Waxaa magaalada Jabuuti lagu qabtay aroos cajiib ah oo hal mar la isugu guuriyay 14 lamaane. Dadkaan la isku guuriyay ayaa ah dad dhalinyaro ah.

Marwada kobaad ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Marwo Khadra Maxamuud ayaa kaalin libaax leh ka qaadatay in dhalinyaradaan la isku daro.

Dadkaan ayaa waxaa ku jiraa lamaane curyaan ah iyo kuwo kale oo baahiyo gaar ah qaaba. Dhalintaan ayaa laga soo qaatay saddexda qeybood ee uu ka koobanyahay mujtamaca reer Jabuuti, waxaana loo dhigay aroos balaaran iyadoo si weyna loogu mashxaraday.

AROOS-JABUUTI

Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post