Home.Warka

Sheikh Xassan Xussein Oo Lagu Xiray Nairobi.

Like Tweet Pin it Share Share Email

image

Sheikh Xassan Xussein Aadan oo taageera Xarakadda Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ayaa lagu xiray Magaaladda Nairobi ee Caasimadda dalka kenya.

Xassan Xussein ayaa Al-Shabaabka Geeska Africa u qaabilsan dhinaca Fatwooyinka,waxaana isaga iyo xaaskiisa Xalay lagu xiray Magaaladda Nairobi.

Shiikhaan ayaa horey u fadweeyay in la dilo oo adduunka la dhaafiyo Culimo baddan oo ka mid ah Jaamacadda Al-Isctisaam.

Xariga Shiikhaan ayaa imaanaya xilli Xalay Magaaladda Mombasa lagu dilay Sheikh caan ahaa oo la Sheegay innuu taageeri jiray Al-Shabaab.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *