Home.Warka

Labo qof oo somali ah oo Minneapolis Lagu dilay.

Like Tweet Pin it Share Share Email

image

Waxaa xalay magaalada Minneapolis Lagu dilay Labo qof oo soomali ah .

Gabadha iyo Wiilka la dilay Ayaa laga helay Gaari dhexdiisa iyagoo meeyd ah.

Ilaa hada Booliska Kama hadlin ama ma aysan soo saarin magacyada labada qof laakiiin sida wargeyska faafiye uu helay waxaa Wiilka ladilay magaciisa yahay Dahir Shire , Gabadha ilaa hada am heyno Magaceeda .

waxaa maagaaladan Minnneapolis sanad walba ka dhaca dilal Noocan oo kale ah oo Lagu Dilo ama ay isdilaan dhalinyaro Somaliyeed , xiliga kuleelaha (summer) ayeey dilalkaas badanaa dhacaan .

Booliska Magaalada Minneapolis Ayaan badanaa soo qaban gacan ku dhiiglayaasha marwalba dila Dhalinyarada Soomaliyeed Iyagoo isla asbuuc dhexdiisa xira Kiiska isla markiina joojiya baaritaanka falkaas.

Tan iyo sanadkii 2006 waxaa magaaladan Lagu dilay ilaa 40 qof oo Soomali ah kuwaaso aan badankood la soo Qaban cidii dishay .

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *