Home.Warka

Waraysi Gaar ah: Aabaha Dhalay Wiil Diyaarad Ku Dhuuntay.

Like Tweet Pin it Share Share Email

Warbaahinta dalkan Maraykanka iyo kuwa caalamka ayaa maalmihii u dambeeyay si weyn u hadal hayay, wiil 15 jir ah oo asal ahaan ka soo jeeda Somalia kuna nool dalkan Maraykanka oo ku dhuuntay diyaarad hoosteed taasi oo uu ka raacay gobolka California una socotay jasiiradda Hawaii.


Wiilkaasi ayaa magaciisa la yiraahdaa Yahye Abdi, waxaana aabaha dhalay wiilkaasi oo lagu magacaabo Cabdullaahi Yuusuf Cabdi uu uga warramay VOAda siday wax u dhaceen.

[ca_audio url_mp3=”http://www.faafiye.com/wp-content/uploads/2014/04/aabaha-wiilkii.mp3″ url_ogg=”” align=”none”]

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *