Home.Warka

Cayaar Yahanka Caanka ee Allen Iverson oo faqri xun soo wajahay

Like Tweet Pin it Share Share Email

Allen_Iverson

Cayaar yahanka caanka ah ee Allen Iverson oo beryahaan danbe lagu arkayey Suuqyada dadku ka adeegtaan eeku yaala  Lenox mall Atlanta ee cariga mareeykanka ayaa dadkii Fajac gelisay meesha uu ku tuugsanayo yo Darxumida ka muuqato .

Dadkii suuqa ka adeeganayey weey aamini kari waayeen tuugsiga uu tuugsanayo maxaa dhacay wuxuu ahaa Millioner. dadku waxeey isweeydiinayeen sababta faqrigan ku keentay. cayaar yahanku waa 39 sagaal jir wuxuu heeystaa $30 million oo dollarka mareeykan oo ku maal gashtay company ga la yiraahdo Reebok lacagtaasna maqaadan karo asagoon gaarin 55 iyo shan jir .

Allen Iverson waxaa qabsaday arimo furiin la xiriiri wuxuuna qaaliga ku xukumay in lacagtiisa lala wareego oo loo kala qeeybiyo xaaskiisa iyo ilmihiisa iyo deeymo uuku qaatay dahabka ama dhaaymanka raga xirtaan ooku kacayo $859,896.46  waxaa kale oo la xaraashay guryihii uu lahaa . sababta kaliftay inuu tiigsado ayaa ah mid maxakamada sare eey ku xukuntay in lacagtiisa gebi ahaan inuusan taaban karin mid bangi kujirto iyo mid cadaan ah ba.

Kala soco sheekada inta dhiman ee soo socoto halkan Faafiye.com

 

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *