Home.Warka

Dagaal ba'an oo kasocda Magaalada Masul ee cariga IRAQ

Like Tweet Pin it Share Share Email

IRAQ-UNREST

Dagaal Qasaarihiisu aan yareen ayaa weli kasocda duleedka magaalada Masul ee cariga Iraq dagaalkaas oo eey isaga soo horjeedaan Jabhada ISIS iyo ciidanka Kurdistan.  Kadib markii weerar xaga dhanka dhulka iyo cirka ah eey qaadeen ciidmada Kurdiska ee daga dalka ciraaq isla markaana garab ka heeysta ciidamada Mareykanka kuwaas ka caawinayey dhanka cirka. duqeeynta dhanka cirka ayaa bilaabatay xili habeen ah lana arkayay hilaaca gantaalada lagu garaacayey ISIS. garaacista hawada kadib waxaa ciidamada lugta kurdistaan kusoo galeen lug halka ciidamada ISIS muujiyeen difaac adag oo aan lamari karin halkaas uu weli kasocdo dagaalka duleedka magaalada Masul . qasaaraha ilaa hada lama sheegin labada dhinac balse shacabka ayaa qaxayey labadii maalmood oo uu dagaalku socday. labada dhinac waxeey sheeganayaan ineey iyaga gacanta ku hayaan magaalada.

dib ayaanu idiinkaga soo sheegi doonaa dagaalku meesha uu marayo halkaan kala soco.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *