Home.Warka

Xaalada Soomaliya oo laga deeyrinayo

Like Tweet Pin it Share Share Email

America eats their child

Qaramada Midoobay, ayaa ku boorisay bulshada caalamka iney si deg deg ah uga jawaabaan dhibaatooyinka bini’aadanimo ee ka jira Soomaaliya, ka hor inta aanay isu badelin musiibo la mida tii dhacday 1992, markaasoo ay Soomaaliya ku dhufatay macluul ay dad badani ku dhinteen.

Sida laga soo xigtay Qaramada Midoobey 1.1 milyan oo qof ayaa ku barakacay gudaha Soomaaliya, waxayna intooda badan ay dadkaasi ku nool yihiin xeryo ku yaala magaalada Muqdisho.

 

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *