Dowlad Goboleedka Somali-land oo qabsatay Saax dheer

cali khaliif

Kadib markii Cali Khaliif Galayr loo doortay Madax weeynaha cusub ee dowlad goboleedka Khaatumo ayaa waxaa weerar gaadmo ah eey ku qaadey dowlad goboleedka Somali-land halkaas oo ka dhici lahaa in maanta lagu caleemo saaro madaxweynaha cusub ee khaatuomo ee dhawaan la doortay, Dr Cali Khaliif Galayr. Magaalada saax ayaa 7o kilomitir ka xigta dhinaca koonfur galbeed magaalada weeyn ee laascaanood  lama hubo meesha uuku danbeeyey Madax weeynaha cusub ee Khaatumo Cali Khaliif Galyr. illaa iyo hada weerarkaas lama soo sheegin qasaaraha labada dhinac balse aanu idiinla soo socod siin doono wararkii ugu danbeeyey ee magaalada saax.

Share this post

Post Comment