Madax Weeynaha jabuuti ooka fakaday dil lasoo qaabeeyey

jabuuti

Madax weeynaha Dalka jabuuti  President Ismael Omar Guelleh ayaa ka bad baadey dil toogasho ah kadib markii askari ka tirsan askartiis qaaska ee asaga waardiyeeysa uuku furay rasaas ayaa waxaa halkaa ka dhacay qal qal iyo walaac . waxaana halkaa ku dhaawacmay sedex qofood oo ku jiro dhaqtarka qaaska u ah madax weeynaha kasoo magaciisa layiraahdo Idris Abdi Gala ayaa isku dhigay rasaastii madax weeynaha larabay in lagu qaarajiyo . isku dayga dilka madax weeynaha jabuuti ma ahan kii ugu horeeyey ee leeysku dayo in lagu dilo mana lagaranayo sababta askariga ku qasabtay inuu toogto madax weeynihiisa. wararka naga soo gaarayo wadanka jabuuti ayaa sheegayo in askarta aan lasiinin mushaar ku filan . marka loo eego dhaqaalaha wadanka oo aad u sareeya ayaa keentay in dad qaas ah oo madax weeynaha qabaailkiisa  eey maamulaan dhaqaalahaas. halka dhaqaalahaas lagu qiyaaso $1.2 billion doolarka mareeykanka ee kasoo gasho canshuuraha maraakiibta marta bada Jabuuti . lama oga dhaqaalahaas meesha uu aado iyo cida qaadata waana sababta keentay in ciidamada jabuuti mushaar la’aan darteed xeryaha ciidanka u dhex fadhiyaan.

wixii aqbaar ah oo soo kordha halkaan kala socda.

Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post