Boqolaal African ah ooku dhimatay bada Malta

People swim from Indian Ocean after evacuation orders following a tsunami warning in Somalia's capital Mogadishu

Boqolaal qof oo haajiraya oo ka yimid Afrika iyo Bariga Dhexe oo isku dayayay inay yimaadaan Yurub ayaa laga cabsi qabaainay dhinteen maalmihii ugu danbeeyay.

Hayadda Caalamiga ee Dadka Haajira, ayaaa sheegtay in ilaa shan boqol oo qof oo isku dayayay inay Talyaaniga imaadaan la aaminsan yahay inay dhinteen markiii doontooda ay ku go’doontay Malta agteeda Khamiistii.

laba qof oo badbaaday ayaa ku eedeynaya in doonta si kas ah ay u rogeen dadkii tahriibayaasha waday, kadib markii ay diideen in lagu wareejiyo doon kale oo yar.

Ciiidamada badda ee Libya ayaa sheegay in doon kale oo ay saarnaayeen tobanaan qof oo Afrikaan ah ay ku dhinteen badda Libya, markii doontoodii ay gadoontay iyadoo ay saarnaayeen laba boqol iyo konton kun oo qof.

Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post