Kulan dhexmaray Ururka SAPA iyo Soomaalida Minnesota

Waheid-Siraach-3

Ururka ay ku bahoobeen Soomaalida booliiska ka ah gobolka Minnesota, oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaano SAPA oo macnaheedu yahay SOMALI AMERICAN POLICE ASSOCIATION  ayna xubno ka yihiin Soomaali kale oo booliis ka ah gobolo kale oo dalka Mareyknka ah, ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota.

E20BE8FD-AAA5-4619-8011-0485E64721F9_w640_r1_cx0_cy6_cw0_s (1)

Kulankan ayaa looga hadlay iskaashiga dhex mari kara¬† hay’adaha amniga iyo bulshada soomaaliyeed ee gobolka, iyo sida loo taageeri karo dhalinyarada Soomaaliyeed ee dooneysa inay ku biiraan hay’adaha amaanka ee gobolka oo gelidoodu aaney sahlaneyn. Kulankan waxaa kaloo looga hadlay sida looga hortagi kuwo duufsashada dhalinayda ee ku qasabta wadooinka burcadda iyo Argagixisada.

E449073F-62E4-40B6-91BC-31C482501E62_mw1024_s_n

Share this post

Post Comment