Home.Warka

Malaayiin Muslimiin ah oo taagan Banka Carafo.

Like Tweet Pin it Share Share Email

hajj

Malaayiin Xujaay ah oo ay ku jiraan kumannaan qof oo Soomaali ah ayaa maanta u taagan Banka Carafo si ay u gutaan Xajka oo ka mid ah tiirarka Islaamka.

Soomaalida ka qeyb galeysa gudashada waajibaadka Xajka ayaa ka kala timid Soomaaliya iyo dalalka kale ee dibadda.

Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ka qeyb galaya gudashada waajibaadka Xajka.

Dadka muslimiinta ah ee awoodi waaya dhaqaale ay u gutaan Xajka ayaa maanta oo kale ku xusa soon.

Berri waxay dunida muslimka u tahay maalin ciid ah.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *