Home.Warka

Malala oo la siiyey Nobel Peace Prize

Like Tweet Pin it Share Share Email

image

Abaalgudka caalamiga ah ee nabadda ee Nobel Peace Prize ee sandakan waxa si wadajir ah ugu guuleystay Malala Yousafzai, gabadha u dhalatay dalka Pakistan ee u ololeysa waxbarashada gabdhaha iyo Kailash Satyarthi oo u ololeysa xaquuqda caruurta lagu shaqeysto.

Malala oo 17 jir ah waa qofkii ugu d’a yaraa ee abaalgudkan la guddoonsiiyo.

Taalibaan ayaa madaxa ka toogtay sanadii 2012-ka iyadoo u ololeyneysay waxbarsahada gabdhaha.

Guddiga abaalgudkan bixiyey waxa uu sheegay in gabdhahan ay ku muteysteen abaaulgudkan ”halganka ay u galeen la dagaalanka cabburinta caruurta iyo dadka d’ada yar.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *