Home.Warka

Rajadii Gooni Isu taaga Somaliland oo Ceel Kudhacday Xog Rasmi ah oo Cadeeyay Siyaasi

Like Tweet Pin it Share Share Email

Somaliland-and-Somalia-Flags

Waxaa is soo taraya dareen xoogan oo muujinaya in ay gabaabsi tahay rajadii ay dadka qaarkii ka qabeen in ay Soomaaliya kala godo warar soo kordhaya ayaa sheegaya in caalamku Maamulka Axmed Siilaanyo si cad ugu sheegay in aan Soomaaliya laba dal loo aqoonsanaynin, hadaba dadka gobolada.

Waqooyi ee Soomaaliya ku nool oo 20 sano u dambaysay gooni isu taag ay sheegeen in ay Soomaaliya kaga madax banaanaadeen si aad ah ugu naaloonayay ayaa isbadal xoogan laga dareemayaa waxaana muuqda in uu aad hoos ugu dhacay hamigii gooni isu taaga gobolada la baxay Somaliland.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *