Qarax Muqdishu Kadhacay oo dad badani kudhinteen

 

39402C05-1CDE-4484-B1DE-D6EC50D3D20F_w640_r1_cx0_cy10_cw0_s

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay tira aan la garaneyna wey ku dhaawacantay qarax gaari loo adeegsaday meel ku dhow Makhaayad ku taala degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Degamada Xamar Weyne Abdulkhadir Maxamed Abdulkadir ayaa u sheegay Warbaahinta caalamaka  in qaraxa uu ka dhashay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo la dhigay banaan maqaayada  oo ku dhow dhismaha Golaha Murtida iyo Madadaalada.

Maanta gelinkii hore, ayaa sarkaal ka tirsan Hay’adda Nabad Sugida Qaranka  iyo qof kale ay ku dhinteen, ka dib markii uu ku qarxay bam gaarigiisa loogu rakibay.

Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post