Home.Warka

Madawayne Prof: Cali Khaliif oo ka duulay Garoonka BUUHOODLE Iyo Qorshaha Safarkiisa

Like Tweet Pin it Share Share Email

528-300x199

maanta Garoonka diyaaradaha ee magaalada Buuhoodle ka duuley Madaxwaynaha maamulka khaatumo Pro: Cali Khaliif Galaydh oo Habaynkii xalay soo Gaadhay gudaha magaalada Buuhoodle.Madaxwaynaha ayaa Wuxuu ka qayb galayaa Shir ka dhacaya magaalada Adis-ababa ee dalka Ethopia kaasi oo Looga hadlayo Arimaha Federaalka Soomaaliya,

sidoo kalana ay ka qayb  Galayaan maamulada ka Jira dalka Soomaaliya.Madaxwayne Cali khaliif ayaa wuxuu ka hadlay Howl galada ay wadaan ciidamada dawlada soomaaliya ee ku qabsadeen magaalooiyin muhiim ah, Wuxuuna sidoo kale ka Tacsiyeeyay Qaraxyada ka dhacay magaalada Muqidhso.

Madawxaynaha ayaa wuxuu sidoo kale ka hadlay arimo dhowr ah oo quseeya deeganada maamulka khaatumo, Faragelinta uga imaanaysa maamulka Puntland ee ku aadan Xildhaanada kasoo Jeeda deeganada khaatumo .

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *