Khilaafkii Madaxda Dalka oo Cirka isku Shareeray iyo Garsoorayaal La Kala Diray

images

Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaqada looga joojiyay ilaa 21-Garsoore ka howl galayay maxkamadaha kala duwan ee dalka.

Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha oo ku taariikheysneyd 26-ka bishan waxaa waxaa loo cuskaday shaqo ka joojin garsoorayaal la sheegay in aanay ku dhisneyn qaanuunka dalka.

Sidoo kale,waxaa digreetada lagu sheegay in shaqada laga joojiyay garsoore kasta oo aan sharciga waafaqsaneyn, isla markaa faraha kula jira shaqo garsofor.

Shaqo ka joojintan Garsoorayaashan ayaa ka dambeysay markii xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka uu soo jeediyay garsoorayaal aan qaanuunka ku dhisneyn.

Hadaba Digreetada ka soo baxday Madaxweynaha oo nuqul ka mid ah na soo gaartay ayaa sidan u qorneyd:-

0

Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post