HomeHeadlines .

Daawo Muuqaal Mas maalin kasta cuni jiray Caruurta yar yar ee Yaxaaska oo markiisa lagu qadeeyay

Like Tweet Pin it Share Share Email

titanoboa-worlds-largest-snake

Mas weyn oo malagiisa galay ayaa balaayo lagu dhigay ka dib markii ay u tashteen Yaxaasyo halis ah oo uu maalin kasta ka cuni jiray caruur yar yar. Maskaan ayaa maalin cad lagu qadeeyay ka dib markii ay iskugu tageen labo Yaxaas.

Maska oo dhoor Yaxaas oo yar yar horay u cunay wuxuu isku dayay in uu iska difaaco balse labada dhinac ayaa laga soo galay waxaana lagu riday Jahwareer. Xayawaanaadka ayaa xiliyada ay baahan yihiin waxeey noqdaan kuwo isku awood sheegta.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *