Shirkii Copenhagen Denmark

Magaalada Copenhagen ee dalka Denmark ayaa goor dhow waxaa ka furmay shir looga hadli doono barnaamijka Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya iyo horumarka laga sameeyey.

Shirkan ayaa waxaa wada-guddoomin doona madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo mas’uul sare oo ka socda beesha calaamka, waxaana ku sugnaa hoolka uu shirku ka dhacayo ergooyin ka socda 140-dal.

Waxaa shirka la filayaa in laga soo saaro berri oo ah 20-ka November war-murtiyeed lagu qeexayo dhammaan waxyaabihii looga hadlay iyo is af-garadkii laga gaaray.

denmark_shir_1 denmark_shir_2 denmark_shir_4 denmark_shir_5 denmark_shir_7 denmark_shir_8 denmark_shir_9 denmark_shir_10 denmark_shir_11 denmark_shir_12 denmark_shir_13 denmark_shir_14

Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post