Home.Warka

Go’aan Deg deg ah oo Kasoo Baxay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

Like Tweet Pin it Share Share Email

jawaari

Gudoomkiyaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Pro Maxamed Sheekh Jawaari ayaa goordhaw War kasoo saaray Dhibaatada Siyaasadeed ee ka dhaxtaagan Kulamada Baarlamaanka Soomaaliya, waxa uuna gudoonka go’aamiyay in aan la guda galin mooshinka inta xal laga gaarayo xaaladaha Siyaasadeed ee hada taagan.

go_1

go_2

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *