Daawo Sawiradii ugu dambeeyay ee Muqdisho laga soo qaaday Nuurka baxaya iyo Quruxda kajirta Magaalada !!

Dal kasta oo nabad iyo barwaaqo gaara waxaa ka bilaabma dib u dhis iyo horumar soo jiita indhaha dadka waxaana iminka jidkaas ku socota magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somalia oo noqotay meel xasiloon waliba si aad ah loo maal galinayo.

Gabi ahaan magaalada waxaa ka socdo dhismaal cusub oo ay fuliniyaan shirkado kala duwan oo ay magaalada keeneen shacab aad u fara badan oo ka kala yimid wadamada Qurbaha . Dad badan oo aqoonyahano ah ayaa saadaalinaya in hadii ay saan ku sii socoto magaalada Muqdisho ay ka qurxoonaan doonto wadamo badan oo ku yaala Qaaradaha Africa iyo Asia .

muq_1

muq_2

muq_3muq_11

muq_5

Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post