Daawo Sawirada Booliiska magaalada Dubai oo niyad jabiyay Booliiska wadamada Lacagta leh ee Caalamka !!

 

???????? poli_4 poli_6 poli_8 poli_9Booliiska magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka Carabta ayaa noqday booliiska kaliyah ee ku hoowl gala gawaarida Dunida ugu qaalisan uguna oradka badan sida Lamborghini Aventador IWM .

Wadamo badan oo Caalamka ku yaala gaar ahaan kuwooda dhaqaalaha ama lacagta leh ma jiro Booliis loo ogolaaday inay ku shaqo galaan gawaari sidaan oo dhan qaali u ah, waxaana Iskoorkaan caalamiga ah heeysto Booliiska magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka Carabta kuwaas oo ku faana gawaarida aadka qaaliga u ah sida Lamborghini Aventador .

Share this post

Post Comment