Daawo Sawirada'' Maxaa kala soctaa xaalada Jasiirada dameeraha ee dalka Kenya

don1

don3 don4 don5 don6 don7 LAMUDONKEYS2311B

 

Jasiirada dameeraha waa jasiirad ka tirsan degmada lamu ee deegaan xeebeedka Kenya.

Tirada dadka ku nool waa 24 kun oo ruux halka tirada dameeraha ku nool ay tahay 6 kun oo dameer tirada waxaana la sheegay in baabuurtu deegaankaasi laga leeyahayna ay gaareyso 2 kaliya.

Barnaamij ka baxay Telefeshinka Aljazeera qeybteeda Engalish-ka ayaa waxaa lagu sheegay in Dadka halkaasi ku nool ay nolol maalmeedkoodu yahay dameeraha.

Hadii aad maqli jirtay zaxmo baabuur hadaba halkaasi waxaa kajira zaxmo dameero, iyadoona dadku uusan ka baqeynin inuu jiiro gaari balse ay yihiin kuwo ka baqa dameeraha.

Jaziiradan waxaa lagu magacaabaa magaala madaxdii dameeraha ee qaarada Africa.

Sheeko badan yaanan idinku daalinin ee daawada barnaamij Aljazeera ay ka diyaarisay jaziiradan.

Share this post

Post Comment