Wariye la dhacay isagoo si toos ah war ugu tebinaya Telefishin: DAAWO VIDEO

Vuyo-Mvoko-mugged

Weriye si toos ah u tabinayay war ku saabsan caafimaadka Madaxweynaha Zambia Edgar Lungu oo lagu daweynayo isbitaal ku yaal Johannesburg ayaa koox burcad ah dhac u geysteen xili kaamirada uu hor taagan yahay isla markaana TV-ga si toos ah looga daawanayay.

Wariyaha oo lagu magacaabo Vuyo Mvoko ayaa waxaa u imaanaya isagoo hawada si toos ah ugu jiro ilaa Sedax dhalinyaro ah oo si toos ah jeebka Wariyaha iyo Kaamiramaankiisa ugula baxayaan lacagtii ay wateen. Wuxuuna Wariyaha ku qeylinayaa waa nala dhacay.

Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post