Home.Warka

Al-Shabaab oo sheegtay weerarka Mandera.

Like Tweet Pin it Share Share Email

140902072622_al_shabaab_512x288_bbc_nocredit

Wararka ka imaanaya Mandera ayaa sheegaya in kolonyo baabuur ah oo uu la socday guddoomiyaha degaanka Mandhera, Cali Roba, la weeraray.

Waxaa uu weerarka ka dhacay meel u dhaw degmada Carabiya.

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkaas.

Afhayeen u hadlay Al-Shabaab ayaa sheegay inay afar askeri ku dileen weerarkaasi.

Cali Roba ayaa la sheegay inuu ka badbaaday weerarkaasi.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *