Gabar dhar bir ah xiratay si ay uga bad-baado ragga.

gabarbir1

Kubra Khademi, waa gabar u dhalatay dalka Afganistan, waxa ay gashataa marka ay banaanka u baxeyso dhar ka sameysan bir si ay uga bad-baado ragga hunguriyeeya iyada.

Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii gabadhan iyada oo afar jir ah la faraxumeeyay, sidaasna loogu tumay dharka birta ka sameysa si ay u ilaalsato macdanteeda.

Dhacdadan ayaa ka yaabisay caalamka, waxaana hadal haya warbaahinta caalamka.

gabarbir3

Share this post

Post Comment