Dimasho iyo Daawac ka Dhacay Ceelaha Biyaha.



Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay shil baabuur oo ka dhacay waddada isku xidha magaalooyinka Muqdishu iyo Afgooye. Shilkan ayaa ka dhashay markii ay isku dhaceen babauur bas ah oo kuwa rakaabka ah iyo baabuur isjiid ah.

Share this post

Post Comment