Home.Warka

61 ruux oo kuleyl ugu dhintay Masar.

Like Tweet Pin it Share Share Email

  
Xabsiyada Masar ayaa lagu yaqaan kuwa aad u buuxa iyadoo wargeys uu sheegay in dhimashada isbitaalka dhimirka ay ka timid dayacaad.

Wasaaradda tamarta ayaa sidoo kale cimilada u sababeysay inay keentay dab la’aan baahsan, oo ka dhacday dhowr saacadood oo talaadada aheyd degmooyin Qaahira ka tirsan, taasi oo keentay in tareenka magaalada uu hakado.

Kulayl daran ayaa ka jiray Bariga Dhexe ilaa dhamaadkii July.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *