Madaxweynaha oo ka jawaabay mooshinka.

7ECC1F06-2903-4BCD-A4E8-A19D2356293E_w640_r1_s

Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay mooshinka ay ka keeneen xildhibaannada ka tirsan baaarlamanka ee arbacadii loo gudbiyey guddoonka baarlamanka.

Madaxweyne Xasan wuxuu sheegay inaanu jirin waqti lagu billaabo is-qabqabsi cusub oo dhex mara hoggaanka dowladda iyo xildhibaanada.

Xasan Sheekh, waxa kale oo uu ka hadlay xildhibaannada wada mooshinka isaga ka dhanka ah, isagoo sheegay in xildhibaanada  la garanayo taariikhda ay ku lee yihiin siyaasadda Soomaaliya, isla markaana aanay Soomaaliya hakin karin.
Hoos ka dhageyso hadalka madaxweynaha

Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post