Home.Warka

Xisbiga Caddaaladda iyo Hormark ee Dalka Turkiga oo guulo ka gaaray doorashada Dalkaas.

Like Tweet Pin it Share Share Email

  

Xisbiga Caddaladda iyo Hormaarka ee dalka Turkiga ee uu hogaaamiyo R/wasaaraha dalka Turkiga ayaa la sheegayaa in ay guul weyn ka heleen codadkii illa iyo hadda la tiriye.
Codsdka la tiriye illaa iyo haddaa oo gaaraya %80 ayuu ka helay xisbiga cadaaladda %49.99, sida ay qortay wakaaladda wararka dalka Turkiga, halka xisbiga shacabka jamhuuriga oo ka helay %23.4, waxaana kaalinta seddexaad ku jira xisbiga qowmiga oo helay %11.6.
Guusha xisbiga caddaladda ee uu ka tirsan yahay madaxweyne Rechep dayib ayaa awood u siineysa in uu kaligiis soo dhisi karo xukuumad, taas oo uu heli waaye doorashii hore ee dhaacday.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *