Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Lagu Dhaawacay Muqdisho.

  
Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan aya ku dhaawacmay weerar ay ku soo qaadeen dabalay hubaysan magaalada Muqdisho maanta.



Xildhibaanka oo marayay wado ku taalla degmada Xamar Weyne ayaa rag hubaysan oo aan heybtooda la aqoon ku weerareen isagoo la rumaysanyahay in la damcsanaa in nla dilo balse ka badbaaday.
Dhaaawaca ayaa lasoo sheegayaa inuu ka gaaray hooradka balse la geeyay cisbitaalka iyadoo xaaladiisa aad looga dayrinaayo.
Weeradaan qorshaysan ayaa mudooyinkaan soo noqnoqonaya taaso loo aanaynaayo inay jirto jiljileec xagga feejignaanta ciidamada amniga ee Soomaaliyeed.

Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post