Home.Warka

Saddex Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika

Like Tweet Pin it Share Share Email

  

Saddex qof oo Soomaali ah ayaa lagu dilay dalka Koonfur Afrika.Saddex nin ee la dilay ayaa la sheegay inay ahaayeen dadka ganacsato ah, waxaana la dilay xilli ay ku sugnaayeen xarumahooda shaqo.

Waxaa magacyadooda lagu kala sheegay Maxamed Shariif Shumeey, Saciid Cosoble Ilkacase iyo Macallin Faarax.

Boliiska Koonfur Afrika ayaa sheegay inay haatan wadaan baaritaanno la xiriira dilalkan iyo sidii burcadda falkan geystay ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen si maxkamadda loo soo taago.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *