Home.Warka

3 lagu dilay toogasho ka dhacday Colorado.

Like Tweet Pin it Share Share Email

  
Booliska magaalada Colorado Springs  ee dalka Maraykanka ayaa sheegay in seddax qof lagu dilay toogasho ka dhacday xarun caafimad oo dhalmada lagu xadido.

Nin hubaysan ayaa rasaas ku furay xaruntan, waxa ayna rasaastaasi socotay muddo saacado ah ka hor inta aan la qabanin ninkaasi.
Duqa mgaalada Corolada springs ayaa sheegay in laba qof rayid ah iyo saragaal ka tirsan boolsika ay ku dhinteen toogashadaasi.
Macaddo sababta loo bartilmaameedsaday xaruntaasi. Balse marar badan aya waxaa ka dhacay xarunteeda mudaharaadyo looga soo horjeedo ilma-iska soo ridida.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *