Home.Warka

Daawo Video: Dumar Soomaaliyeed oo hees RAP ah ku dhuftay.

Like Tweet Pin it Share Share Email

 

Waxaa soo baxday Gabar la magac baxday Xaawo Xaaji , Gabadhaas oo ah Rapper cusub ama ku luqeeysa heesaha rapka . Heestan xaawo Xaaji ayaa baryahan aad u qabsatay aaladaha Internetka . Daawo heestan oo aad u xiiso badan ahna mid aad kaaga qoslisiin doonta.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *